Ururada Bulshada iyo xiligaan

Qeybtaan waxaa ku qaada dhigeynaa sidii ay ku sameymeyn Ururada Bulshada Rayidka ah, doorkii culimada Somaaliyeed e halganka cusub, dawladii Somaaliyeed iyo mawqifkeeda Islaamka iyo raadkii ay reebeen digsiyadii dawladda Masar. Ugu dambeyntii, wuxuu ku bilaabayaa sida uu ku xogeytay baraabuga Islaamka intii ka dambeysay dawladii kacaanka.
1.Somaliya Isticmaarka ka hor waxaa jiray dareeqooyinka Suufiyadda, Ururuda kalena kama jirin. Goorma iyo sidee ayay ku bilawdeen Ururada Bulshada ee Casriga ah?

Beesha Caalamka in maxkamad la soo taago dadka dembiyada dagaal ka galay Soomaaliya iyo kuwa weli gacanta kula jira dembiyada Da

Axad, February 24, 2008 Zürich, Drs. Maryan Xuseen Maxamed Awreeye oo ka mid ah Guddoonka Xarunta Dr. Ismaaciil Jimcaale ee Xuquuqda Aadanaha ayaa waxay ka codsatay Beesha Caalamka in maxkamad la soo taago dadka dembiyada dagaal ka galay Soomaaliya iyo kuwa weli gacanta kula jira dembiyada Dagaalka.

“Waxaan ka codsaneynaa Caalamka in Maxkamad Cadaalad ah la soo taago Dadka Dembiyada ka geystay Dalka Soomaaliya iyo kuwa weli gacmaha kula jira”ayay tiri Drs. Maryan Xuseen Awreeye.

New Blog: somalichradio

After moving to a new server, here is our new Blog to post news.

Welcome to the new savanne.ch forum!

The forum.savanne.ch provides a discussion forum in which registered users may start threads, and both registered and anonymous users may post comments.

Syndicate content