Tageero Doorashaga dowlada Midnimo Qaran ee Soomaliaya

Shacabweynaha Soomaaliyeed ee kudhaqan dalka Swiitzerland oo si weeyn usoo dhaweeyay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Shiiq Shariif Shiiq Axmad.

Shacab weynah Soomaaliyeed ee kudhaqan dalka Swiiska ayaa si farxadi kujirta waxa ay usoo dhaweeyeen madaxweynaha
cusub ee dowlada midnimada qaran ee xalay lagu doortay dalka Jabuuti shiiq Shariif Shiiq Axmad .

Dadweynaha Soomaaliyeed ee reer Swiss ayaa intooda badan waxa ay tageereen si weena usoo dhaweeyeen madaxweyne Shiiq
Shariif Shiiq Axamd oo ay ku sheegeen in uu yahay hogaamiyaha dhabta ee maanta samatabixinkara shacabka Soomaaliyeed ee
in mudaaba dowlad la'aanta ahaa dagalada sokeeyana halakeeyeen. Ee u dhaxeeyay qaabaailada.
Si kastaba ha ahaatee Shiiq Shariif Shiiq Axmad ayaan la ogeen waxyaabaha uu kabadali doono siyaasad Soomaaliya oo
mudooytinkii ugu danbeeyay isbadalo kujirta.

Isku soo duuboo dadweynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Switzerland ayaa madaxweynaha waxa ay kula dardaarmey in
uu ka shaqeeyo nabada iyo sidii loola heshiin lahaa qolyaha mucaaradka ee kasoo horjeeda dowlada iyo sidii amaan loogu
soo dabaali lahaa dalka Soomaaliya. Gaar Ahaan Caasimada Muqdihso, howsha u Taalana waxay kula taliyeen Jaaliyada
Swiiska in uu xooga Saaro Gobalda Koonfureed. Waxaan leenahay ilaah hakula garAbgalo Howsha ummAda ee aad u dhaaratay
Ilaah hakaa dhigo sidee lagugu Bartay xiligii Maxkamadaha ee Dahabiga ee ahaa 1996.

Somali Swiss Radio
Jaaliyada Switzerland
Mustaf Bashir Gobdon