User loginNavigation |
waxaa lagu wargelinayaa inuu jiro qof soomaali oo dà diisu lagu qiyaasay 40 uu ku dhintay XabsigaDhammaan Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool Kantoonada Dalkan Switzerland, gaar ahaan Kanton Zürich, waxaa lagu wargelinayaa inuu jiro qof soomaali oo dà diisu lagu qiyaasay 40tan, Madaciisuna lagu sheegay Cabdi Daauud inuu ku dhintay Universität Spital ee ku yaalla degmada Zürich, Taariikhda markey ahayd 23 März 2008da. War aan ka helnay Hay’adda AUGENAUF ayaa sheegaya in Cabdi Daauud oo muddo 3 Sano ku xirnaa xabsi ku yaalla Gegida Diyaaradaha ee degmada Zürich ( Flughafen ). Marxuum Cabdi Daauud ayaa la sheegay inuu 10kii bilood aad u jiranaa, wuxuuna qaadan Jiray daawooyin, intii uu ku xirnaa Xabsida, balse lama oga inuu caadi u dhinta iyo inkale, waxaana si qarsoodi ah loogu Aasay Qabuuro ku yaalla deegaanka Seefeld oo ka tirsan Zürich, hase yeeshee arrinta Marxuumkan waxay ku jirtaa baaris. Haddaba haddii aan nahay bahda Warbaahinta Soomaalida ku nool waddankan Switzerland waxaan Ogeysiinaynaa ama aan Wargelinaynaa in qofkii garanayo Marxuum Cabdi Daauud inuu la soo xiriiro Dr. Axmed Dhicisow iyo Mudane Mustaf Bashiir Gobdon, si loo ogaado Xaaladda Marxuumkaas. Wir trauern um ein weiteres Opfer der Zwangsmassnahmen 1968 – 2008 Abdi Daud starb nach monatelanger Krankheit am 23. März 2008 unter ungeklärten Umständen in einem Zürcher Spital. Abdul Daud verbrachte die letzten 10 Monate seines Lebens im Ausschaffungsgefängnis Kloten II. Er litt an einer schweren, chronischen Krankheit und beklagte sich, wie seine Mitgefangenen erzählen, über Monate hinweg über unzureichende Behandlung und ärztliche Betreuung. Die medizinische Betreuung von Menschen in Ausschaffungshaft und von abgewiesenen Flüchtlingen wurde in den letzten Monaten und Jahren systematisch reduziert. Abdi Daud hat dies nicht überlebt.
|
Daanyeerka ka Taliya Ethiopia oo sheegay in aanu Somalia ka baxa
Arbaco, 2008-05-21 16:53.
Daanyeerka ka taliya Ethiopia oo ka jawaabayey su'aalo ay waydiiyeen golahiisa baarlamaanku ayaa sheegay in aanu Somalia ciiddankiisa kala baxayn ilaa iyo inta uu ka cirib tirayo mujaahidiinta.
Kaligii taliyaha waashay ee Ethiopia ka taliyaa ma ahan ninkii ugu horeeyey ee sheegta in aanu dal muslim ah ka baxayn ilaa iyo inta uu Mujaahidiinta ka cirib tirayo, hase yeeshee taasi suurtagal ma ahan waayo Ilaahay ayaa noo sheegay in mujaahidiinta iyo Jihaadkuba jiri doonaan ilaa iyo inta adduunku jiro.