somalichradio's blog

Beesha Caalamka in maxkamad la soo taago dadka dembiyada dagaal ka galay Soomaaliya iyo kuwa weli gacanta kula jira dembiyada Da

Axad, February 24, 2008 Zürich, Drs. Maryan Xuseen Maxamed Awreeye oo ka mid ah Guddoonka Xarunta Dr. Ismaaciil Jimcaale ee Xuquuqda Aadanaha ayaa waxay ka codsatay Beesha Caalamka in maxkamad la soo taago dadka dembiyada dagaal ka galay Soomaaliya iyo kuwa weli gacanta kula jira dembiyada Dagaalka.

“Waxaan ka codsaneynaa Caalamka in Maxkamad Cadaalad ah la soo taago Dadka Dembiyada ka geystay Dalka Soomaaliya iyo kuwa weli gacmaha kula jira”ayay tiri Drs. Maryan Xuseen Awreeye.

New Blog: somalichradio

After moving to a new server, here is our new Blog to post news.

Syndicate content