somalichradio's blog

  • warning: Parameter 1 to image_display() expected to be a reference, value given in /usr/local/www/cms5/includes/module.inc on line 386.

  • warning: Illegal string offset 'data' in /usr/local/www/cms5/includes/tablesort.inc on line 110.

Nin adduunyo joogow maxaa aragti kuu laaban waaba gabadhaada intaad guri ku soo xiratid 24 sano 7 caruur ah kaga dhal rabii yasi

Nin u dhasha dalka Austria oo 73 jira oo gabar uu dhalay ay ugu xirnayd shelare ku yaalla gurigiisa hoostii muddo dhan 24 sano isla markaana ka dhalay 7 caruur ah nin ayaa waxaa ku xirtay gabadhan iyadoo jirta 18 sano halkaasi isla markaasina boliska iyo dowladda Ostri u sheegay in ay gabadhiisa maqantahay.

Baaq ku wajahan dhamman Ummdadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka dibaddisa

Qoraalkaan waxaan ugu mahad celinayaa dhamman dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka dibadiisa ee sida wadaniyadda leh mar walba ooga fakeraya waddankooda. Waxaan in badan oo dadkan ka mid ah kula kulmay dalka Djibouti, Dubai, Kenya, Norway, Swiden, iyo dalka Maraykanka. Haddana, waxaan wakhti dhow rajaynayaa in aan kuwo kale kula kulmo dalka Ingiriisaka, Kanada iyo meelo kale.

maxamed Dheere hadalkiisii maxaa ina Yeey ka yiri?

Dabadhilifka sheegta Gudoomiyaha gobalka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa si kulul uga jawaab celiyay hadal kasoo yeeray dabadhilifka kale ee sheegta ra’isul wasaare ku xigeenka dowladda federalka ahna wasiirka warfaafinta iyo Isboortiga Axmed Cabdi Salaan Xaaji Aadan oo uu ku sheegay in maamulka gobalka Banaadir is badal lagu sameyn doono.

Halyey Aden Xaashi Ceroow waa nin ceenkee ah

Aden xaashi ceyro waxa uu dhashay 1976, oo weliba muuqaal ahaan waxa uuu u muuqday in uu intaasika yar yahay oo caato madax xiiran,sida ragga kale ee ku jira kooxaha islaamiga uma eka oo shaarib iyo ger midna malaha.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay maamul KMG ah u magacawday Gobolka Hiiraan

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo maamul 90 cisho shaqeynaya u magacawday Gobolka Hiiraan
Arbaco, April 30, Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay maamul KMG ah u magacawday Gobolka Hiiraan oo muddooyinkan maamul la’aan ahaa kadib markii maamulkii gobolkaas loo magacaabay ay ka awood roonaadeen Xoogagga ka soo horjeeda Dowladda Federaalka.

AttachmentSize
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo maamul 90 cisho shaqeynaya u magacawday Gobolka Hiiraan.doc502.5 KB

Maxkamadaha Islaamka oo sheegay in ay howlgallo burcad sifeyn ah ka sameynayaan Wadada Xeebta marta ee isku xirta Muqdisho iyo G

Maxkamadaha Islaamka oo sheegay in ay howlgallo burcad sifeyn ah ka sameynayaan Wadada Xeebta marta ee isku xirta Muqdisho iyo Gobollada Dhexe

Arbaco, April 30, 2008 Mas’uul u hadlay Maxkamadaha Islaamka ayaa shaaca ka qaaday in ay wadaan howlgallo ay kula dagaalamayaan Kooxaha Burcadda ah ee dhaca u geysta Dadka Safarka ah ee u kala goosha Muqdisho iyo Gobollada Dhexe.

Halkaan ka akhri

Waxaa markasto sharaf weyn inoo ah inaan uga mahadceliyo dadka soomaliyeed oo marwalbo daacada ey ka tahey xal u helida dhibaatda ku habsatey ummada soomaliyeed. Anagoo aaminsan go’aankii taariikhiga ahaa ee Beesha Ceyr Habargidir ku taagertay dhibaatooyinka Abbaraha sidey wax uga tari lahayd sida idaacadaha aduunka oo ku xaqiijiyey ulujeedadiisa dhabta ah ee ku raadinayo horukac bulsho weynta soomaliyeed.

Hadaad maqashay SYL,.Maanta ka midnoqo Shabaabka

Erayga Al-shabaab waxaa eray carabi ah macnahiisana uu yahay dhalinyaro,waxaad moodaa in inta badan dadka Somali eey u fasirteen eraygaa al-shabaab macno ka duwan midka reer carbeedka eey ku macneeyaan,waxaa iyana cajiib ah in marka aad maqasho SYL aad markiiba maskaxda eey kuu sheegeeyso in macnahu uu yahay dhalainyaro is urursatay magacana ku midowday,hadaba labadaa urur xaqiiqdii waxaa eey ka wada siman yihiin macno ahaan dhalinyaro jecel xornimada dalkooda hooyo midna waxaa uu soo shaac baxay qarnigii 19aad xiligii Somalia uu ku soo duulay gumeeystihii cadaa ee reer yurub midna waxaa uu

Madaxweynaha Dalka Eritrea Isaias Afwerki ayaa shalay Booqasho ku tagay Dalka Sacuudiga,ka dib markii uu martiqaad ka helay Boqo

Madaxweynaha Dalka Eritrea Isaias Afwerki ayaa shalay Booqasho ku tagay Dalka Sacuudiga,ka dib markii uu martiqaad ka helay Boqorka Sacuud Carabiya Cabdalla Bin C/casiis.

Machadka Baarista iyo Tirakoobka Dadweynaha (Statistisches Amt ) ayaa waxa uu soo bandhigay cilmi baaris uu ku sameeyay 25 jaal

Machadka Baarista iyo Tirakoobka Dadweynaha (Statistisches Amt ) ayaa waxa uu soo bandhigay cilmi baaris uu ku sameeyay 25 jaaliyadood oo ku nool wadankaan Swisska.

Cilmi baaristan ayaa loogu dan lahaa u kuur gelidda xaaladda nolosha wadankaan Swisska, hase ahaatee waxaa Cilmi baaristan ay si gaar ah ugu kuur gashay kaalinta jaaliyaduhu ee dalka swisska.
Inkastoo Soomaalida ay tahay qowmiyada tiro ahaan ugu badan ee ku nool Kanton Zürich oo Afrikaan ah, balse aysan dhinaca dhaqaalaha wax badan oo la sheega ku soo kordhinin wadankaan.

Syndicate content