User loginNavigation |
somalichradio's blogWargelin dhamaan Soomalida ku dhaqan gobolka Zurich ee heysata dhalashada Swiss-ka in ay ka..Wargelin dhamaan Soomalida ku dhaqan gobolka Zurich ee heysata dhalashada Swiss-ka in ay ka.. SOMALISWISS Waxaa lagu wargelinayaa Dhamaan Soomalida heysata dhalashada Swiss-ka ee degan Magalada Zürich in ay soo dhow dahay xiliga Doorashada Guddoomiyaha Kanton Zürich (Stadt Presideintin Zürich) ee ku aadan 29 bishan März 2009-ka.
Munaasabad lagu taageerayo dowladda KMG ee Midnimada QaranSomaliSwiss Community . Somalida Switzerland SOMALISWISS AQOON CILMI DHEXDHEXAAD KALA SOCO WARAR XAQIIQA AH
Wasiirada Dowlada MIdnimada QranWasiirada Cusub ee dowladda Soomaaliya Amaanka.jpg Cirka iyo Dhulka.jpg Dibadda.jpg Garsoorka.jpg Kalluumeysiga.jpg
Wasiirada Dowlada MIdnimada QranWasiirada Cusub ee dowladda Soomaaliya Amaanka.jpg Cirka iyo Dhulka.jpg Dibadda.jpg Garsoorka.jpg Kalluumeysiga.jpg
Tageero Doorashaga dowlada Midnimo Qaran ee SoomaliayaShacabweynaha Soomaaliyeed ee kudhaqan dalka Swiitzerland oo si weeyn usoo dhaweeyay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Shiiq Shariif Shiiq Axmad. Shacab weynah Soomaaliyeed ee kudhaqan dalka Swiiska ayaa si farxadi kujirta waxa ay usoo dhaweeyeen madaxweynaha Dadweynaha Soomaaliyeed ee reer Swiss ayaa intooda badan waxa ay tageereen si weena usoo dhaweeyeen madaxweyne Shiiq
Saxansaxadii Xoriyadda oo soo carfeysa ee ka qebqado iyo Qaranimada SoomaaliyeedDagaal ooge, qabqable, la dil, waa la afduubey iyo Tigree waa waxii umaddeena iyo dalkeena kala qaaray dhibaatadanna ka danbeeyey. Balse maanta waxaan aragnaa saadaal ka wanaagsan middii hore carafteediina ay dhawdahay. Walaalnimadii, amnigii iyo waliba Islaanimadii Soomaaliyeed maanta ayay ugu dhawdahay ee Qalbigaagu Ha Nuuro! Illaahay ku xamdi!
waxaa lagu wargelinayaa inuu jiro qof soomaali oo dà diisu lagu qiyaasay 40 uu ku dhintay XabsigaDhammaan Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool Kantoonada Dalkan Switzerland, gaar ahaan Kanton Zürich, waxaa lagu wargelinayaa inuu jiro qof soomaali oo dà diisu lagu qiyaasay 40tan, Madaciisuna lagu sheegay Cabdi Daauud inuu ku dhintay Universität Spital ee ku yaalla degmada Zürich, Taariikhda markey ahayd 23 März 2008da. Barrack Obama oo Rajadiisu Cirka Marayso iyo Hillary Clinton oo loogu Baaqay inay Is-dhiibtoBarrack Obama oo Rajadiisu Cirka Marayso iyo Hillary Clinton oo loogu Baaqay inay Is-dhiibto.
Wargelin iyo Talo siinta howlaha Is-dhexgalka.(Integration) ee Degmada Zürich oo loo marayoStadt Zürich Wada noolaanshaha Zürich Wargelin iyo Talo siinta howlaha Is-dhexgalka.
Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha dalka SoomaaliyaZürich 07.05-08 Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha dalka Soomaaliya Ahmedou Ould Abdallah ayaa ka hadlay qeybaha ka qeyb galaya shirweynaha dib u heshiisita Soomaalida ee 10-ka bishan ka furmaya dalka Jabuuti. Wakiilku wuxuu sheegay in shirka dib u heshiisiinta ay ka qeyb galayaan qeybaha isku haya Siyaasadda Soomaaliya, gaar ahaan Mucaaradka iyo dowladda Soomaaliya oo sida uu yidhi min 7 xubnood shirka u soo dirsanaya.
|