Wargelin dhamaan Soomalida ku dhaqan gobolka Zurich ee heysata dhalashada Swiss-ka in ay ka..

Wargelin dhamaan Soomalida ku dhaqan gobolka Zurich ee heysata dhalashada Swiss-ka in ay ka..

SOMALISWISS

Waxaa lagu wargelinayaa Dhamaan Soomalida heysata dhalashada Swiss-ka ee degan Magalada Zürich in ay soo dhow dahay xiliga Doorashada Guddoomiyaha Kanton Zürich (Stadt Presideintin Zürich) ee ku aadan 29 bishan März 2009-ka.

Munaasabad lagu taageerayo dowladda KMG ee Midnimada Qaran

SomaliSwiss Community . Somalida Switzerland

SOMALISWISS AQOON CILMI DHEXDHEXAAD KALA SOCO WARAR XAQIIQA AH

Wasiirada Dowlada MIdnimada Qran

Wasiirada Cusub ee dowladda Soomaaliya

Amaanka.jpg
Badda iyo Dekedaha.jpg
Beeraha.jpg
Boostada iyo Isgaarsiinta.jpg
Caafimaadka.jpg

Cirka iyo Dhulka.jpg
Dalxiiska iyo Duur-joogta.jpg
DeegAANKA.jpg
Dhallinyarada iyo Sportiga.jpg
Dhaqan-celinta.jpg

Dibadda.jpg
Diinta.jpg
Gaashaan-dhigga.jpg
Ganacsiga.jpg
Gar-gaarka Aadanaha.jpg

Garsoorka.jpg
Hantida Qaranka iyo Qalabeynta.jpg
Haweenka iyo Qoyska.jpg
Horumarinta Reer Miyiga.jpg
Howlaha Guud.jpg

Kalluumeysiga.jpg
Maaliyadda.jpg
Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga.jpg

Wasiirada Dowlada MIdnimada Qran

Wasiirada Cusub ee dowladda Soomaaliya

Amaanka.jpg
Badda iyo Dekedaha.jpg
Beeraha.jpg
Boostada iyo Isgaarsiinta.jpg
Caafimaadka.jpg

Cirka iyo Dhulka.jpg
Dalxiiska iyo Duur-joogta.jpg
DeegAANKA.jpg
Dhallinyarada iyo Sportiga.jpg
Dhaqan-celinta.jpg

Dibadda.jpg
Diinta.jpg
Gaashaan-dhigga.jpg
Ganacsiga.jpg
Gar-gaarka Aadanaha.jpg

Garsoorka.jpg
Hantida Qaranka iyo Qalabeynta.jpg
Haweenka iyo Qoyska.jpg
Horumarinta Reer Miyiga.jpg
Howlaha Guud.jpg

Kalluumeysiga.jpg
Maaliyadda.jpg
Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga.jpg

Tageero Doorashaga dowlada Midnimo Qaran ee Soomaliaya

Shacabweynaha Soomaaliyeed ee kudhaqan dalka Swiitzerland oo si weeyn usoo dhaweeyay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Shiiq Shariif Shiiq Axmad.

Shacab weynah Soomaaliyeed ee kudhaqan dalka Swiiska ayaa si farxadi kujirta waxa ay usoo dhaweeyeen madaxweynaha
cusub ee dowlada midnimada qaran ee xalay lagu doortay dalka Jabuuti shiiq Shariif Shiiq Axmad .

Dadweynaha Soomaaliyeed ee reer Swiss ayaa intooda badan waxa ay tageereen si weena usoo dhaweeyeen madaxweyne Shiiq

Saxansaxadii Xoriyadda oo soo carfeysa ee ka qebqado iyo Qaranimada Soomaaliyeed

Dagaal ooge, qabqable, la dil, waa la afduubey iyo Tigree waa waxii umaddeena iyo dalkeena kala qaaray dhibaatadanna ka danbeeyey. Balse maanta waxaan aragnaa saadaal ka wanaagsan middii hore carafteediina ay dhawdahay. Walaalnimadii, amnigii iyo waliba Islaanimadii Soomaaliyeed maanta ayay ugu dhawdahay ee Qalbigaagu Ha Nuuro! Illaahay ku xamdi!

waxaa lagu wargelinayaa inuu jiro qof soomaali oo dàdiisu lagu qiyaasay 40 uu ku dhintay Xabsiga

Dhammaan Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool Kantoonada Dalkan Switzerland, gaar ahaan Kanton Zürich, waxaa lagu wargelinayaa inuu jiro qof soomaali oo dàdiisu lagu qiyaasay 40tan, Madaciisuna lagu sheegay Cabdi Daauud inuu ku dhintay Universität Spital ee ku yaalla degmada Zürich, Taariikhda markey ahayd 23 März 2008da.

Barrack Obama oo Rajadiisu Cirka Marayso iyo Hillary Clinton oo loogu Baaqay inay Is-dhiibto

Barrack Obama oo Rajadiisu Cirka Marayso iyo Hillary Clinton oo loogu Baaqay inay Is-dhiibto.
Musharaxa madow ee Barrack Obama ayey u soo hoyatay rajo fiican oo uu ku hanan karo inuu noqdo murrashaxa xisbiga Dimoqraadiga ugu tartami doona doorashada jagada Madaxweynaha Maraykanka, kadib markii uu guulo waaweyn ka soo hooyey gobollada North Carolina iyo Indiana ee dalka Maraykanka, isaga oo gebi ahaanba cirka ku laalay rajadii yarad ee ay haystay haweenayda la loollamaysa ee Hillary Clinton.

Wargelin iyo Talo siinta howlaha Is-dhexgalka.(Integration) ee Degmada Zürich oo loo marayo

Stadt Zürich
Integrationsförderung
Postfach, 8022 Zürich
Bäckerstr. 7, 8004 Zürich
Tel. 044 412 37 37
Fax 044 412 37 42
www.stadt-zuerich.ch/integration

Wada noolaanshaha Zürich

Wargelin iyo Talo siinta howlaha Is-dhexgalka.
Xafiiska dhaqdhaqaaqa Is-dhexgalka (Integration) ee Degmada Zürich oo loo marayo
waaxda wargelinta oo loogu magacdaray Miiska soo dhaweynta

Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha dalka Soomaaliya

Zürich 07.05-08 Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha dalka Soomaaliya Ahmedou Ould Abdallah ayaa ka hadlay qeybaha ka qeyb galaya shirweynaha dib u heshiisita Soomaalida ee 10-ka bishan ka furmaya dalka Jabuuti.

Wakiilku wuxuu sheegay in shirka dib u heshiisiinta ay ka qeyb galayaan qeybaha isku haya Siyaasadda Soomaaliya, gaar ahaan Mucaaradka iyo dowladda Soomaaliya oo sida uu yidhi min 7 xubnood shirka u soo dirsanaya.

Syndicate content